Abaabul Dagaal oo ka socda Deegaano katirsan Galgaduud iyo Odayaal hubka qaatay (Sawirro)

Abaabul dagaal oo ka dhan ah Al Shabaab ayaa ka socda deegaano hoostaga degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud, halkaas ay isku aruursanayaan ciidamo katirsan dowladda iyo maleeshiyaad dadka deegaanka ah . Saraakiil katirsan milatariga Soomaaliya iyo odayaal dhaqan ayaa maanta gaaray deegaanka Cadakibir ,halkaas oo ay joogaan maleeshiyada is abuubulay oo isku aruursanaya in ay … Continue reading Abaabul Dagaal oo ka socda Deegaano katirsan Galgaduud iyo Odayaal hubka qaatay (Sawirro)